Casharro Somali ah, mashaariic real‑world, iyo wadada saxda ah ee React, Next.js, Node, databases, iyo deployment — si aad u barato, u dhisto, oo shaqo u hesho.
// Baro fundamentals — kadib dhis project
const roadmap = ["HTML/CSS", "JS", "React", "Next.js", "Backend", "Deploy"];
roadmap.forEach(step => console.log("✅", step));Ku bilow roadmap kooban — wax ku baro, wax ku dhis, kadib deploy.
SoftCamper waa barnaamij Somali‑friendly ah oo aan anigu kuugu sharxo si fudud, anagoo raacayna guideline dhab ah, kuna dhiseyna mashaariic real‑scenario ah (real projects) — si aad u noqoto developer diyaar u ah shaqo.
SoftCamper casharradiisu waa focused oo fluff‑free ah — si aad u horumariso skills‑kaaga (xitaa haddii aad mashquulsan tahay). Waxaad helaysaa waxa aad u baahan tahay: guideline cad, tusaalooyin real‑world, iyo projects dhab ah.
Waxaad helaysaa practice iyo guideline dhab ah. Waxaan kuu dhiseynaa projects real‑scenario ah si aad u noqoto developer diyaar u ah shaqo.
La xiriir learners kale, wadaag projects‑kaaga, oo hel caawimaad marka aad u baahato.
Casharro Somali ah oo si tartiib ah kuugu hagi doona—laga bilaabo beginner ilaa advanced.